Daawo Sawirro dheeraad ah:- Weerarkii Pizza House

Posted on

Sawirro-dheeri-ah-1

Sawirro dheeraad ah ayaa laga soo qaaday weerarkii Ururka Al Shabaab ay ku qaadeen Maqaaxida Pizza House oo ku taalla degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan meel ku dhow Isgoyska Zoobe. Read the rest of this entry »

Advertisements

Faah faahin Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan DF

Posted on

wp-1481802154462.jpg

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo watay Gaari Cabdi Bile ah ayaa waxaa Qarax lagula eegtay duleedka Koofureed ee degmada Balcad Gobolka Shabeelaha Dhexe. Read the rest of this entry »

SAWIRRO: Wasiiro Lagu dhaariyay Garowe

Posted on

Gaas-5

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goobjoog ka haa saaka 07 June 2017 munaasibad lagu dhaarinayey qaar ka mida Wasiiradda cusub ee uu dhowaan magcaabay, munaasibada dhaarinta ayaa ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Garoowe. Read the rest of this entry »

DEG DEG: Weerar lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka Iiraan

Posted on

BREAKINGNEWS

Baarlamaanka dalka Iran, ayaa goor dhaw waxaa lagu qaaday weerar hubaysan sida ay soo tabinayaan Warbaahinta dalkaasi. Read the rest of this entry »

DAAWO SAWIRRADA: Soomaaliya oo hirgelinaysa Warbaahinta Bulshada

Posted on

5-3Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Kampala ee xarunta Dalka Uganda ayaa halkaasi kula kulmay Wasiirka Warfaafinta, Isgaariinta iyo Teknoloojiyada ee Uganda Frank Tumwebaze.

Read the rest of this entry »

Shirka hormarinta dagmada Galdogob (sawiro)

Posted on Updated on

DSC_0044

Waxaa shir hormarinta dagmada kusaabsan laguqabtay Xarunta dagmada kaasoo lagu lafaguray Sidii Loosii dardargalinlahaa Hormarka dagmada Waxaana Kasooqaybgalay Gudiga culimada, gudiga hormarinta ,laamaha amniga, Jaaliyadda dibadda , iyo Maamulka Dagmada. Read the rest of this entry »

DAAWO SAWIRRADA: Qaraxii ka dhacay Boosaaso

Posted on

Boosaaso2Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen Qaraxii xalay ka dhacay Magaalada Boosaaso. Read the rest of this entry »